• Allmudug.org
  • SomSport
  • Bartamaha
  • Garowe Online
  • Jijigawe
  • Radio Gedo
  • Somali Voices
  • Somali Swiss
  • Wariye
  • Halgan
  • NASSNET
  • Dulmane.com
  • Togane.org
  • Waaga Cusub
  • Kilili 5aad
  • Dhagaxtuuri
  • IGAD- Somali
  • Somaliwide.Net
  • SAMADDOON
  • Somali Doctor NT
  • 4somaliwomen
  • AllPuntland
  • Allsomali.com
  • AllDalka
  • Allgedo Online
  • Arhotaba
  • Arlaadi Online
  • Arlaadinet
  • Afgoi.com
  • Awdelnews.com
  • AllSafari (Video)
  • Afrikada Bari
  • Bakaaraha
  • Baafin.com
  • BBC Somali
  • Balcad.com
  • Benadir-Watch
  • Benadir
  • Berlula Online
  • Burtinle  Online
  • Buurhakaba
  • Buulaay
  • BAIDOA.COM
  • Biyo Kulule
  • Codk Somali
  • Galbeed
  • Cadayga
  • Cayaaraha.com
  • Ceelbuurnet
  • Cadaado.net
  • CeelBuur
  • Codka Somalia
  • Bulugleey
  • Dayniile
  • Dhahar
  • Deeyoo
  • DjiboutNet
  • Diinsoor
  • FALSAN
  • Gedonet
  • Gedohomepage
  • Geeska Afrika
  • Goldogobsite.com
  • Goobjoog
  • Gashaamo
  •  
    Xaafada Baraxleey Ee Gaalkacyo Oo Lagu Dilay Labo Qof Oo Rayid Ah.
    Wararka ka imaanaya Xaafada Baraxley Ee Koonfurta Magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in xalay fiidkii lagu dilay gudaha xaafadaas labo qof oo mid ka mid ah ay hayd haweenay halka midka kalana uu ahaa nin dhalinyaro ah....
    Xildhibaan Xasan Xaange Oo Xoriyadiisii Dib U Helay.
    Wararka laga helayo magaalada Jigjiga ee caasimada dawlada deegaanka Soomaalida ee dalka Ethiopia ayaa ku waramaya in maanta gelinkii danbe uu si rasmi ah xuriyadiisii u helay Xildhibaan Xassan Xaange Maxamuud oo kamid ahaa xildhibaanada Baarlamaanka dawlada Puntland ee Soomaaliyeed kaasoo kudhawaad labo bilood ku xirnaa degmooyin hoosyimaada dawlada deegaanka Soomaalida ee dalka Ethiopia...
    War Deg Deg Ah. Dhuusamareeb Oo Gashay Gacanta Khawaarijta Al-shabaab Iyo Ahlu Sunna Oo Magaalada Laga Saaray.
    Muqdisho(Allmudugnews.com):- Warar iminka naga soo Gaarey Gobolka Galguduud ayaa noo xaqiijiyey in Al-shabaab ay qabsdeen Magaalada Dhuusamareeb oo horey ay Suna waljameeca maamuli jireen....
    War Deg Deg Ah. Xildhibaan Liilan Oo U Geeryooday Shil Gaari
    Garowe(Allmudugnews.com):- Alla ha u naxariistee Waxaa maanta duhurkii shil Gaari ku dhintey Xildhibaan Bashiir Cumar Cabdicasiis oo loo yaqaaney Xildhibaan Liiland, shilkaan ayaa maanta duhurkii ka dhacey Rabaable oo Garowe u dhow, Waxaa kaloo ku dhintey gabar waxaana ku dhaawacmey afar qof oo saarnayd gaariga xildhibaanka....
    Akhristayaal Raali Ka Ahaada Mudadii Aan Hawada Ka Maqnayn.
    Waxaan Akristayaasha Allmudugnews.com ka raali galinaynaa mudadii aan hawada ka maqnayn sababo la xiriira Balaarinta Webka naga Filo Goor Dhaw Warar iyo Sawiro Iyo waliba Codod...
    Al-Shabaab oo ka laabtay Go'aankii ay ku mabnuuceen Gargaarka Dadka tabaalaysan ee Soomaaliya.
    Xarakada Alshabaab ayaa waxaa ay soo saareen Go'aan cusub oo ay ku Soo dhawaynayaan cidkasta oo Gar gaaraysa Dadka Soomaaliya...
    Abaaraha oo wali barakicinaya wali dad Soomali ah
    Wali waxaa jira abaabro saameeyey dad weyne aad u badan oo hadana wali kusoo qul qulaya magaalooyinka waaweyn. ...
    Ciidanka Booliska Burtinle oo Hub gacanta ku dhigay
    Hub si sharci daro ah loogu waday Magaalooyinka waaweyn ee P/alnd ayaa waxaa gacanta ku dhigay ciidanka booliska ee dagmada Burtinle, xili ay baaritaan ku sameeyeen gawaarida xamuulka iyo kuwa yar yar....
    Diyaar Garoowga Xuska Maalinta Kowda Luulyo oo Gaalkacyo sixoogleh uga socdamagaalada iyo HomboboroFc oo ciyaar kusoo Dhawaynaysa.
    Dhalinyarada Gobolka mudug oo siweyn ugu diyaar garoowday, xuska maalinta koowda Luulyo. Iyo Kooxda HomboboroFC oo loo doortay in ay Ciyaar kusoo dhawayso maalintaas...
    (allmudugnews)Hargeysa:Somaliland oo markale Puntland ugu baaqday iskaashi dhaqaale & mid amaan.
    Hargeysa:(Allmudugnews)-Maamulka la magacbaxay Somaliland ayaa markale dawlada & shacabka Puntland ugu baaqay inay ka wadashaqeeyaan dhinacyada muhiimka ah ee Amaanka & Dhaqaalaha islamarkaasna ay wadashaqeyn rasmi ah ka yeeshaan arimo ay kujiraan hormarinta Bulshada gaar ahaana barnaamijyo quseeya Caafimaadka & Waxbarashada oo ay labada shacab si rasmi ah uga qeybqaataan....
    Madaxii Hore ee IMF, Strauss-Kahn oo Damiin lagu Siidaayey
    New York (allmudugnews) Madaxii hore ee hay’ada lacagta adduunka IMF Strauss-Kahn oo loo heystay dacwad ku saabsan fal isku day kufsi ah ayaa markii ugu horeysay loo ogolaaday in damiin lagu siidaayo isagoo bixiyey lacag gaareysa $1-Milyan....
    Dowladda KMG ee Somaliya oo soo bandhigtay goobo cusub oo ay la wareegtay
    Dowladda Faderaalka KMG ee Somaliya ayaa soo bandhigtay goobo cusub oo ay sheegtay inay kula wareegtay dagaalo xoogan oo ciidamada Dowladda Faderaalka oo kaashanaya ciidanka Amisom ay kula jireen kooxaha hubaysan ee ka soo horjeeda taasi oo ay ka dhasheen khasaarooyin xoogan....
    Previous | 1 | 2 | 3 | 4 | 5 | 6 | 7 | 8 | 9 | 10 | 11 | 12 | 13 | 14 | 15 | 16 | 17 | 18 | 19 | 20 | 21 | 22 | 23 | 24 | 25 | 26 | 27 | 28 | 29 | 30 | 31 | 32 | 33 | 34 | 35 | 36 | 37 | 38 | 39 | 40 | 41 | 42 | 43 | 44 | 45 | 46 | 47 | 48 | 49 | 50 | 51 | 52 | 53 | 54 | 55 | 56 | 57 | 58 | 59 | 60 | 61 | 62 | 63 | 64 | 65 | 66 | 67 | 68 | 69 | 70 | 71 | 72 | 73 | 74 | 75 | 76 | 77 | 78 | 79 | 80 | 81 | 82 | 83 | 84 | 85 | 86 | 87 | 88 | 89 | 90 | 91 | 92 | 93 | 94 | 95 | 96 | 97 | 98 | 99 | 100 | 101 | 102 | 103 | 104 | 105 | 106 | 107 | 108 | 109 | 110 | 111 | 112 | 113 | 114 | 115 | 116 | 117 | 118 | 119 | 120 | 121 | 122 | 123 | 124 | 125 | 126 | 127 | 128 | 129 | 130 | 131 | 132 | 133 | 134 | 135 | 136 | 137 | 138 | 139 | 140 | 141 | 142 | 143 | 144 | 145 | 146 | 147 | 148 | 149 | 150 | 151 | 152 | 153 | 154 | 155 | 156 | 157 | 158 | 159 | 160 | 161 | 162 | 163 | 164 | 165 | 166 | 167 | 168 | 169 | 170 | 171 | 172 | 173 | 174 | 175 | 176  Next


    Magaca:

    Furaha

    Xusuustii Nolasheyda!!!!!!!!!!
    RIYADII LAGU HUNGOOBAY!!!!!!!!!
     
     
    Copyright © Allmudug News- All Rights Reserved