|
|
|
|
 |
|
(allmudugnews)Hargeysa:Somaliland oo markale Puntland ugu baaqday iskaashi dhaqaale & mid amaan.
Hargeysa:(Allmudugnews)-Maamulka la magacbaxay Somaliland ayaa markale dawlada & shacabka Puntland ugu baaqay inay ka wadashaqeeyaan dhinacyada muhiimka ah ee Amaanka & Dhaqaalaha islamarkaasna ay wadashaqeyn rasmi ah ka yeeshaan arimo ay kujiraan hormarinta Bulshada gaar ahaana barnaamijyo quseeya Caafimaadka & Waxbarashada oo ay labada shacab si rasmi ah uga qeybqaataan....
20 May 2011
|
|
Madaxii Hore ee IMF, Strauss-Kahn oo Damiin lagu Siidaayey
New York (allmudugnews) Madaxii hore ee hay’ada lacagta adduunka IMF Strauss-Kahn oo loo heystay dacwad ku saabsan fal isku day kufsi ah ayaa markii ugu horeysay loo ogolaaday in damiin lagu siidaayo isagoo bixiyey lacag gaareysa $1-Milyan....
20 May 2011
|
|
Dowladda KMG ee Somaliya oo soo bandhigtay goobo cusub oo ay la wareegtay
Dowladda Faderaalka KMG ee Somaliya ayaa soo bandhigtay goobo cusub oo ay sheegtay inay kula wareegtay dagaalo xoogan oo ciidamada Dowladda Faderaalka oo kaashanaya ciidanka Amisom ay kula jireen kooxaha hubaysan ee ka soo horjeeda taasi oo ay ka dhasheen khasaarooyin xoogan....
20 May 2011
|
|
Diyaarado dul heehaabay hawada Muqdisho
Diyaarado nooca dagaalka ah ayaa maanta dul hee-haabay hawada qaar ka mid ah degmooyinka gobolka Banaadir kuwaas oo ay gacanta ku hayaan kooxda Al-Shabaab....
20 May 2011
|
|
(allmudugnews)Afhayeenka Shabaab: Dagaalada Gedo Waxaa Toos ugu Jira Ethiopia iyo Kenya
“Kuwa soo taageeraya waxaan leenahay khasaarihiina wuu sii badan doonaa iyo geerida madaxdiina,” ayuu yiri Cali Dheere oo hadalkiisa ku soo daray geeridii Sheekh Xasan Qoryooley oo ka mid ahaa saraakiisha sare ee Ahlu suna oo dhaawac ka soo gaaray dagaalka Gedo uu ugu geeriyooday isbitaal ku yaalla magaalada Nairobi ee wadanka Kenya.
...
06 May 2011
|
|
|
|
|
|
|